INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.

Dhamaan hawladeenada Subulaha waxay tacsi tiraanyo leh hawada u marinayaa , qoyskii iyo qaraabadii ay maanta ka baxeen labada marxuun ee Siciid Suldaan Cabdi guray iyo Cabdi Madoobe(iswareen)oo shil gaadhi ku geeriyooday , ilaahay qabriga ha u nuuro , qaraabadiina samir iyo imaan ha ka siiyo ,

Rabiyo Raxmaanow u naxariiso ,

INAA LILAAHA WA INAA ILEEYAHA RAAJICUUN