Laascaanood (SBN) Boqorka Guud ee beelaha Darood oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool iminka na  ku sugan magaalada Taleex ayaa waxaa uu madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ugu baaqay in magaalada Taleex uu u magacaabo gobal  hoos taga Maamulka Puntland maamada oo uu sheegay in Somaliland  u magacowdey gobal ay Xaysimo u bixisay