Hargeysa (SBN)Axmed Yusuuf Dirir Hanti dhawraha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu sheegay inuu baadhitaan ku waddo wasaaradaga Maaliyada iyo arimaha Dibada oo dhawaan madaxweynuhu ka bedelay wasiiradii wasaaradaha ka ahaa