Hargaysa(SBN)Ciidanka qaranka somaliland ayaa si adag uga hadlay war saxaafadeed xisbiga waddin 7 bishan u qabtay oo kaga hadlay baaburkii gudoomiyaha iyo dirays ay sheegeen in ay la soo dageen.