Madaxwaynihii Hore ee Itobiya Mingistu Xaylemaryan oo sanadkii 1991-kii ay kooxihii mucaaradka EPLF-ta Eritrea iyo TPLF-ta Tigreegu xukunka xoog kaga Tuureen, ayaa 27-sano kadib waxaa uu dib ugu noqday Itobiya waxaana soo dhoweeyay kumanaan dad gaadhaya oo Taageero Waali ah u Haya Kornaylkan kumanaanka shacabka xasuuqooda ku Eedaysnaa e, bal hada Halkan