Hargeysa (SBN) Waxaanu  halkan Idinku soo gudbin doona Dood uu qabtey Telefishanka BBC Somali kaas oo lagaga Hadley laguna faaqidey waxyaabihii u qabsoomey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Sanad Ka Dib