Hargeysa (SBN) Dr Maxamed Warsame Ducaale oo ah Ergeyga gaar ah ee Somaliland u qaabilsan Haaya’dda Gaar ah iyo Qarmada Midoobey ayaa waxaa uu ka Hadley hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweyne Muuse Biixi taas oo uu sheegay in uu ku joojiyey wada hadalkii Somaliya