Hargeysa (SBN)  Guddida Doorshooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta u shaaciyey in ay doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bilowga sanadka 2019 aaney dhaceen , ayaa su,aalihii ay warbaahintu weydiin laheyd ka cararay isla markaana warbaahinta aan ka ogolaan wax su,aalo ah
Guddida Doorshooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta u shaaciyey in ay doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bilowga sanadka 2019 aaney dhaceen , ayaa su,aalihii ay warbaahintu weydiin laheyd ka cararay isla markaana warbaahinta aan ka ogolaan wax su,aalo ah