Hargeysa (SBN)Doorashooyinkii la filaayey inay dalka ka dhacaan sanadka 2019 bishiisa saddexaad ee golayaasha deeganka iyo wakiilada ayaa waxaa inaga xiga oo kaliya muddo afar bilood ah