Hargeysa (SBN)Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gunadii ka jari doono dhamaan xildhibaanadii aan ka soo qeyb galin fadhiyadii ay golahaasi yeeshay kal-fadhigan