Burco (SBN);- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu xalay khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey dhalinyarada reer Burco , waxaana uu ka Hadley arimo door ah isaga oo hanjabaado culus hawda u mariyey Madaxweyne Farmaajo iyo maamulka Puntland