Hargeysa (SBN) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ka hadlaayey munaasibad ka dhacday degmada Bali Mataan ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay halkaas dhigtay Hogaan Xumo isaga oo eebe ugu baryey inuu hogaan fiican u sameeyo Somali