Hargeysa(SBN)Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga UCID Cabdinaasir Buuni ayaa wasiirada xukuumadda madaxwayne Biixi ku tilmaamay ciil qabayaal,waxaana uu si adag uga hadlay go’aanka xukuumaddu kusoo rogtay gaadiidka Raaxada ee Taxiga