Burco (SBN):- Gudoomiyaha jaamacada Burco Prof Saleeban

Dirir Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley war saxaafadeed xalay uu saaray madaxweyne Muuse Biixi oo lagu sheegay in sababta uu madaxweynuhu qalin jabinta Jaamacada Burco uga qeyb gali waayey ay tahay kadib markii lagu casuumi waayey