Laascaanood (SBN) Madaxweynaha Somaliland oo maanta gaadhay magaalada Laascaanood ayaa waxaa uu khudbad u jeediyey shacabkii sida balaadhneyd u soo dhaweeyey