Lafaciisa(SBN)kulan is waraysi iyo waayaha waxbarasho ee dhamaan ardayda wax ka barta dugsiyada magaalada lafaciisa iyo qaar kamid ah aqoonyahanda degaanka u dhalatay ee qurbo joogta ah ayaa ka qabsoomay isla magaalada lafaciisa , hoos ka daawo sawirada xafladaasi , muqaalka videga xafladaasi kala soco shabakada radioborama.