Hargeysa (SBN)Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Cigaal ayaa waxaa uu sheegay si kor loogu qaado macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada dawlada ay bilaabi doonan dhismaha kuliyad u gaar ah oo lagu toobabari doono