Daawo Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele, ayaa maanta qaabiley wefti ay hogaaminayso Wasiirka gaashaandhiga dalka Itoobiya Caasha Maxamed.