Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta safar ku gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil halkaas oo la filaayo in uu u sii dhaafo dhinaca magaalada Burco