Hargeysa (SBN) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga UCID waxaana uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ugu baxay gobalada Bariga iyo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo madaxweyne Biixi sheegay inuu joojiyey
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Ma Joojin Karo Wada Hadalka Somaliya , Wuu Caadifad Hadley
Posted by Shucayb on November 22nd, 2018 11:00 AM | News