Xoghayaha Arimaha Gudaha xisbiga cadalaada iyo Daryeelka ee Ucid Saleebaan Cali Hayte Ramaax ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi Isaga oo sheegay in ay ka gaabiyeen gurmadkii loo fidin lahaa labadii sarkaal ee lagu dilay deegaanka gar adag

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu iscasilo isaga oo ku eedeeyay in uu fashilmay xilkii qaranka,