Hargeysa (SBN) Saddexdii cisho ee ugu danbeeyey waxaa baabuurta waa weyn  ay ciidamada nabad gelyada wadooyinku ay wadada ka celinayeen baabuurta wadada weyn ee hor marta madaxtooyada Somaliland

Baabuurtan ayaa loo weecinaayey wadada dhinaca Koonfureed  ka marta madaxtooyada Somaliland

Sababta sidan ay  ciidanka nabad gelyada wadooyinku u sameynayaan ayaa lagu sheegay in ay tahay si loo yareeyo cidhiidhiga iyo samxada wadadaas