Berbera (SBN) Safarka uu madaxweyne Biixi shalay ugu baxay qaar ka mid ah gobalada Dalka ayaa waxaa ay bulshada reer Somaliland is weydiinayaan safarkaasi wax ma ka bedeli doonaa duruufaha siyaadeed ee ku gadamaan gobaladaasi