Madaxweynaha J Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay dalka Masar halkaas oo uu ka furmi doono shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan iyo sidii xal waara looga gaari lahaa qalalaasaha siyaasadeed ee haatan ka jira dalkaas.

Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 3 people, people standing, suit and indoor
Image may contain: 1 person, standing and suit
Image may contain: 7 people, people standing and suit
Image may contain: people sitting, table and indoor