Oodweyne (SBN) Shacabka magaalada Oodweyne ee caasimada gobalka Daadmadheedh ayaa waxaa ay si balaadhan u soo dhaweyeen waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta duhurkii gaadhey