Hargeysa (SBN)Siyaasi Axmed Cilmo Dhoolayare oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Biixi dhaliilihii uu shalay u jeedin jiray madaxweyne Marxuum Cigaal maanta ay isaga dul hoganayaan