Hargeysa (SBN)  Safiirka Somaliland u fadhiyadalka Itoobiya Md ayaa waxaa uu sheegay in uu rajo weyn uu ku qabo in raysal Wasaaraha Itoobiya uu booqasho ku yimaado magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland isaga oo sida oo waliba Ictiraafka ay Somaliland baadi goobka ugu jirto