Dec 8 2018 Hargaysa (SBN)- “Suurtagal Ma Noqonayso In La Galo Doorasho Aan Lagu Salayn Saami-Qaybsi” Suldaan Abdiraxman Jamac Dhawal.
Suldan dhawal oo ka hadlayay sami qaybsiga ayaa sheegay in samiigu yahay mid muhiim u ah umada rer somaliland iyo Shacabka darifyada somaliland
wuxuuna sheegay in Saami qaybsigu uu yahay mid maxkamadi qorshaysay Loona baahan yahy in La ilaaliyo sharciga islamarkaan si dag daga loo bilaabo qorshayaasha saami qaybsiga

Sidoo kale suladaan dhawal oo La hadlayay warbahin magalada Hargaysa ayaa ka hadlay khilafka soo kala dhex galay Xisbiyada iyo komishanka iyo xukuumada
wuxuuna sheegay in waxkastoo lagu xalinayo la sameeyo si xal loogu helo khilaafkaasi

Sida aanu kasoo xiganay Wargayska Geeska Ee Kasoo Baxa Magalada Hargaysa

48080603_2014549165329840_6358266166204432384_n