Hargaysa(SBN)Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa maanta waxa lagu wareejiyay Shan Gaadhi oo lagaga hortago Mudaharaadada iyo laba xaajiyadood waxaana Munaasibada lagula kala wareegayay goobjoog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan