Burco (SBN):- Madaarka magaalada Burco ayaa hada gabi ahaanba aan shaqeynin isla markaana waxaa ay aheyd wakhtigii olalaha markii madaxweyne Muuse Biixi oo wakhtigaas ahaa musharax madaxweyne uu dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaradaha Burco oo uu balan qaadey inuu dhisi