Hargeysa (SBN)Wariyaha Axmed Siciid Cige ayaa maanta si rasmi ah uga fadhiistey shaqadii Idaacada BBC-da ka dib muddo 20 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey waxaana uu maanta gaadhey da,da hawl gabka ee Idaacada BBc-da