Hargeysa (SBN) Wasiirka Gadiida Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu mar kale amaro ku soo rogay gadiidka yar yare e VITZ ta loo yaqaano waxaana uu ugu baaqay in loo hogaam samo amaradi hore ay wasaaradaasi u soo saartey