-Hargeysa(SBN)-Guddoomiyaha timo-jarayaasha Somaliland ayaa eedaymo culus u jeediyay wasiirka wasaaradda shaqo-galinta Somaliland Marwo Hinda Jaamac Gaani.