Hargeysa (SBN)Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanaayasha golaha wakiilada ayaa waxaa uu maanta dood adag ka dhiibtey xeer ka booliska oo golahaasi dib loogu soo celiyey