Daawo Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay soo iibsanayso shidaal dawladdu leedahay. Hore shirkado gaar loo leeyahay ayaa u keeni jiray shidaalka.

&nbsp