Sheed-dheer(SBN)Wariyaha yaga Kusugan dagaamada Harawo gaar ahaan magaalada Dheed dheer ayaa Sheegay inuu wakhti xaadirkan uu nudaharaad lagaga soo horjeedo maamulka Cabdi iley ka bilaabmay waxaana dadwaynaha Gadoodsani magaalada ku kala xidheen dhagaxaan siiba wada wayn ee tagta Jijiga ama ka timaada wariyaha ayaa waxa uu sheegay inay hada magaalada soo gaadheen Ciidamo badan oo ku gaashaaman gawaadhiga dagaalka sida gawaadhida Loo yaqaano Oraalka ciidanka ayaa wata wasiirka madaxtooyada Ninka lagu Magacaabo Sanyare ilaa hada lama sheegin wax khasaaro dhimasho ah

Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco wararkayaga danbe