Lafaciise(SBN)Wararka Caawa naga soo gaadhaya dagaamada Harawo ayaa sheegaya inay caawa soo gaadheen odayaal Xildhibaanadii dagaamada iyo dhamaan masuuliyiintii dawlada kaga jiray macal wasiiro iyagoo wal waalaya lacag si dadka loogu dajiyo kadibna loo qabto mudaharaad lagu taageeroyo madaxwaynaha Kililka 5aad oo aan isaga dagaankani hore ugu tirsanayn

Hadaba masuul aanaan magaciisa sheegaynin ayaa ku tilmaamay haday rumawdo inay dadka kula taliyay inay lacagta qaataan waa toodiiye mudaharaadkana ka dhigaan mid ay kaga soo horjeedaan maamulka kililka ee dayacay magaaloyinka ay soo gaadheen ayaa waxa lanoogu sheegay Lafaciise,Xerogeel,Sheeddheer iyo Dharwanaaje halka Awbare iyada ay kasoco qaban qaabada shir uu madaxwaynuhu ka qabanayo shir aan lagaranaynin ujeedadiisa laakiinse loo badinayo inuu wakhtiga isbadalku keenay

Wixii warar ah ee kasoo kordha nala soco