Borama(SBN)Maalintii shalay waxaa qarax arxan daro ah lala beegsatay culmo muslimiin ah oo xusaysay , xuska mawliitu nabiga dalkaasi afqaanistaan, culimadaasi halkaasi isugu timid oo xafladaasi qudbado dadka u jeedinaayey ayaa lala beegsaday qarax aad u xoogan waxaan ku dhaawacmay dad 300 kor u dhaafay inta la ogyahay waxaa goobta ku dhintay 50 ruux oo iskugu jira culimadii iyo shacabkii xafladaasi ka soo qaybgalay, ururka daalibaan iyo ururada argagixsada ee ka hawlgala dalkaasi ayaa sheegtay qarax ka dhacay maqaamkaasi xuska rasuulka SCW. hoos ka daawo sawirada

epa07179599 Afghan religious scholars wait outside the Emergency hospital after a suicide attack targeted a religious gathering at a wedding hall, in Kabul, Afghanistan, 20 November 2018. According to the health ministry of Afghanistan at least 40 killed people were killed and 60 others were wounded. EPA-EFE/HEDAYATULLAH AMID

epa07179579 Afghan health workers carry an injured person outside the Emergency hospital after a suicide attack targeted a wedding hall, in Kabul, Afghanistan, 20 November 2018. According to the health ministry of Afghanistan at least 40 killed people were killed and 60 others were wounded. EPA-EFE/JAWAD JALALI

Injured men receive treatment at a hospital after a suicide bombing in Kabul, Afghanistan, Nov. 20, 2018. Afghan officials said the suicide bomber targeted a gathering of Muslim religious scholars in Kabul. (AP Photo/Rahmat Gul)