Addis Ababa(SBN)Booqashadii 48 saacadood qaadatay ee Raysal wasaare beyi Ahmed ku tagay dalkaasi Djibouti ayaa waxaa lagu sheegay in u ahaa socdaal shaqo oo tarikhiya, labada dal ayaa heshiis ku gaadhay in dawlada Ethiopia la siiyo liis kamid dekedaha dalkaasi taasi oo dawlada ethiopia ay maalgashato , dhisto isla markaana maamusho,
waxaa sidoo kale dawlada djibouti laga siiyey xiisada in ay maalgashato isgaadhsiinta dalkaasi ethipia oo ay dawladu gacanta ku hayso waxaa sidoo kale laga qayb galinayaa mashaariic horumarineed oo u baahan maal gashi oo ka socda dalkaasi ethipia oo dawlada jibouti xiisad ku yeelan karto.
wararka aan ka helnay radio fana iyo sida wargaysa ethipian observer u qoray , dekeda dawlda ethipia maalgashanayso waa liis aan kiro iyo wakhti u dhamaado midna lahayn.
warkaasi oo Afka engriiska ku qoran ka akhri bogayaga qabta englishka.

Djibouti, Ethiopia strike port deal, Djibouti to partner in Ethiopian airlines, telecom