Hargeysa (SBN) Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Md Xussen Cumar Kawaaliye ayaa waxaa uu  si cadho leh uga jawaabey hadalo uu sheegay in ay dhawaan ka soo yeedhen Gud Faysal Cali Waraabe kuwaas oo uu xusay in uu wax kaga sheegaayey Madaxweynaha iyo Marwada dalka Jabuuti