Dawlada madax wayne muuse biixi oo hada sanad jirsatay balanqaadyo badan uu sameeyay markii uu ol-olaha ku jiray iyo in tii ka horaysayba dabadeedna mudadaa sanadka ah ee adawladaasi jirto balanqaadkii sii bal aan dib u milic sano
1. Balan qaadkii madaxwayne muuse biixi ol olihii markii dooda loo qabtay sadexda musharax waxa uu balan qaaday in wax soo saarka wadanka uu gaadhsiin doono boqolkiiba sodon sanadka ugu horeeya maanta sanadkii wuu dhamaaday aaway balanqaadkii halkuu ku danbeeyay xataa boqolkiiba hal lama soo saarin wax xog ah oo laga hayaana maba jirto wasaaradaa beeruhu way fashilanatay waa lagaaga fadhiyaa balanqaadkii ama is casil ama wasiirka beeraha xilka kaqaad wasiirka ninkan looga dhigayna waa nin aan maamul waxaba aan ka aqoon beerana waxba kama yaqaan waxa kali ah ee uu yaqaanaana waa qabyaalad .
2. wasiirkan wasaarada beeruhu bajadkii wasaarada waxa uu ku bixiyaa saxaafada si loo buun buuniyo waad aragtaa sida loo buun buuniyay wasaaradan beeraha ee hada aan ka hadlayno iyo wasaaradii maaliyada ee fashilantay
3. labada wasiir ee kala ah wasiirkii hore ee maaliyada ee xilka laga qaaday waxa ay ku heshiiyeen in ay umada somaliland khaayimaan oo ay been u sheegaaan waa labadii nin ee facebuuga lacagta ku bixiyay ee laga dhigay one iyo two waxaasina been ayay ahayd fashilka ka danbeeyayna wataa bulshadu wada arag tay adigana madax tooyada kuugu timid beentii
4. mudane madax wayne wasaaradii maaliyada waad bad baadisay oo waadigii xilka kaqaaday wasiirkii maaliyada fashailka ka dhacayna waad og tahay waamaxay sababta aad u bad baadin la,dahay wasaarada beeraha Madaxwayne waa lagaaga fadhiyaa in aad badbaadiso wasaarada beeraha.
5. Aqooni is ma qariso halka geedoole markii dawladii siiraanyo uu ahaa wasiirka beeraha sanadkii ugu horaysayba waxa uu beeray bariis iyo Timir wax soosaarkiisuna waa uu cadaa aqooni isma qariso
Tallo. Mudane Madaxwayne hadii aad wasaaradaa beeraha wax ka qaban waydo way fashilmaysaa dawladaadu dadkuna waxa ay is waydiinayaan sababta aad wasaaradan beeraha aad u bad baadin la dahay waa diga wasaaradii maaliyadaba bad baadiyee qof iyo qaran ha is ku doorsan Madaxwayne.