Wararka naga soo gaadhaya magaalada Lafaciise ayaa sheegaya in baabuur kuwa qaadka qaada lagu rasaaseeyay jidka u dhexeeya Jijijga iyo Lafaciise laguna magacaabo Ceelbaxay kaas sida wararku hada nagu soo gaadhayaan Warar aan la xaqiijin inuu ku dhintay dirawalkii gaadhiga oo kasoo jeeday Qoomiyada Oramada halka masuul kale oo kasoo jeeda Lafaciise uu dhaawac yahay sawirkiisana aad kor ku aragtaan