Dharwanaaje(SBN)Wararka naga soo gaadhaya Kililka 5aad ayaa sheegaya in ay xaalada jijiga sidii caadiga ahayd kusoo noqotay

Dhinaca kale wararka ka imanaya dagaamada Harawo ayaa sheegaya in ay magaalada dharwanaaje soo gaadheen ciidamo badan oo Liyuu boolis ah lana sheegayo inay yihiin firxad kuna go,doonsan yihiin magaalada Tiro ahaana lagu sheegsy 1500_1000

Ciidanka ayaa aad u hubsysan watana gaadiid badan oo gawaadhida quryuhu saaran yihiin

Wararka qaar ayaa sheegaya in badhkood xalay baxeen kuwa kalena caawa bixi doonaan haday kuwii xalay badbaadaan

Maamulada magaalooyinka Awbare Lafaciise iyo dharwanaaje ayaa waxaa la wareegay dadka dagaanka gacantana hada kuhaya