Deg Deg Daawo Mudaharaado la sheegayo in lagaga soo horjeedo Dawlada Mustafe iyo Jsbhada ONLF oo Jijiga Gilgilay iyo Rasaas Nool nool oo loo adeegsaday Dadka
Dhimashana waa la sheegayaa laakiin cid tirada noo xaqiijisa wali mahayno inkasta oo la sheegayo laba qof wararka yaga danbe inshalashu ayaad ka warsugaysiin