Jijiga(SBN)Wararka ka imanaya Kililka 5aad ayaa laga soo sheegayaa inuu Guux badan oo lagaga soo horjeedo maamulka hada ka taliyaha waxaana maalmahan mudaharaado rabashado waraa ka dheceen Shiniile iyo magaaloyinka hoos yimaada taas oo xataa Maxaabiistii ay jeelasha xoog kaga soo furteen

Dhinaca kale waxaa cabsi badan maanta kajirtay caasimada Jijiga oo mudaharaad laga baqayay inuu maanta ka dhaco wuxuuna maanta mudaharaad balaadhani ka dhacay Diridhaba

Dhinaca kale Wararka naga soo gaadhaya Dagaamada HARAWO ayaa waxay sheegayaan inuu guuxii kacdoonada dabayshoodii soo gaadhay waxaana maanta ka dhacay sida warar aanaan xaqiijin karin noo sheegeen in iridaha loo laabay ganacsigii magaaloyinka qaarkood iyaga oo u tusay qaab mudaharaad wixii kasoo kordha kala soco wararka yaga danbe