Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee waxa Goordhaweyd ku Geeriyooday Cusbitaal ku yaalla Magaalada Geneva ee dalka switzerland Cali Ibraahin “Cali Sanyare” oo ahaa Aqoonyahan & siyaasi Ruug cadaaya,Marna noqday Wasiirka Qorsheynta Xukumadii Daahir Rayaale.

Marxuum Cali ayaa Tibaaxo uu helay warfidiyeenka Qarannews xaqiijiyeen in lagu aasi Magaalada Hargeysa Maalmaha Soo socda.

Gunaanadkiina,Bahda Qarannews Waxay Tacsi tiiranyo leh u diraysaa Qoyska,Xasabada & Xigaalka Marxuum Cali Sanyare,waxaananu ilaahay uga baryeynaa Inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo