Lafaciise(SBN)Wariyahayaga kusugan Dagaamada Harawo ayaa waxa uu sheegayaa inaanu wax dhib ahi maanta ka jirin magaalada SHEED DHEER oo mudaaharadkii shalay ka dhacayna isla markaan aan wax dad ah loosoo xidhin si aanay xaaladu faraha uga sii bixin

Waxaase uu wariyihu sheegay in  kolay xaalada dagaanku iska kacsan tahay wakhti ay qaraxdaba waxaana maanta mudaharaad kale ka dhacay qabilee katirsan magaalada lafaciise laguna magaabo MULACLE  waxaana maanta mudaharaaday Ardayda dugsiyada albaabada u laabay waxaanay sudheen calankii Oramada halka ay dajiyeen calankii Kililka 5aad

Wixii warar ee kasoo kordha kala soco Subulahanews