Burco (SBN):- Qaar ka mid ah xaafadaha bariga magaalaa Burco waxaa ka socdo mudaharaad lagaga soo hor jeedo xadhiga ay xukuumada Somaliland u sameysay boqor Buurmadow .

Mudaharaadkan ayaa waxaa dhigaya dad u badandhalinyaro iyo haween isla markaana ciidamada Booliska ayaa isku dadaya in ay kala dareeriyaan .