Lafaciise(SBN)Wararka ka imanaya Kililka5aad gaar ahaan Dagaamada Harawo ayaa laga taagay calankii dawlad Federaalka Itoobiya kaas oo la dajiyay calankii kililkaIntaa kadib waxaa gaadhay qaar ka mid ah maamulka Jijijga ayaa laga diiday dalabkoodii ahaa la dajiyo calanka Federaalka laguna celiyo calankii kililka dadkuna cabashadooda la dhagaysan doono taas oo dadwaynuhu diideen soona caydhsadeen maamulkii dawladaWaxaana hada la sheegayaa inay goobta yimaadaan ciidamo Federaal ahi dawlada dhexena soo faro galisayWixii warar ee kasoo kordha wararkayaga danbe inshslaahu