Jijiga(SBN)Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar ayaa saaka guriga uu dagan yahay Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas C/Rashiid ugaas Rooble ku booqday kadib markii Qalad farsamo ka dhacay Madaxtooyada Jijiga

Arintaas oo uu Madaxwaynahu Raali galin ka bixiyay siday doontaba ha u dhacdee waxa kale oo uu Madaxwaynahu soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay Ugaasku sheegayna inuu kasoo qayb gali doono gunaanadkiisa haday u suurto gasho

Dhinaca kulankan Madaxwaynaha iyo Ugaaska waxaa gadh wadeen ka ahaa soonana diyaayay kulankan Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka DDS C/Wali

Mar uu Wariyahayaga Jijiga Wax kaway diiyay Wixii hore u dhacay wuxuu hadalkiisa kusoo koobay inaanu ka wasiir ahasn waxba kala socon balanta hore laakiin hadan laga tagin habeenkii bari balantu tahay loo sheegay hadase xal fiican ka gaadheen wixii hore u dhacay hada wixii ka danbeeyana xidhiidhka ugaaska lyo madaxtooyadu sidii sii hore ahaan doono sidii aan horeba balantuu doono ugaasku uga qaadi jirnayna diyaar u nahay inaan wakhtiguu doono balan uga soo samayno